Ciidanka Federaalka Itoobiya oo lagu wareejiyay Wariye Cabdimaalik Coldoon

Ciidamada Liyuu booliis ee maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa jimcihii degmada Gaashaamo waxa ay ku xireen Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo labo wariye kale oo la socotay . Wariye Coldoon iyo Wariyaasha kale ee la socotay ayaa ku howlanaa uruurinta warbixino la xariira tacadiyadii ciidamada Liyuu booliis u geesteen dadka shacabka xiligii uu talada maamulka hayay … Continue reading Ciidanka Federaalka Itoobiya oo lagu wareejiyay Wariye Cabdimaalik Coldoon